Golaha amaanka ee QM oo go’aan ka soo saaray xanibaada hubka ee saran Somalia

Kulan ay magaalada New York u yeesheen xubnaha Golaha Ammaanka ee Q/Midoobey ayay kaga doodeen qaraar ay hor dhigtay dowladda UK oo la xiriiray muddo kordhinta xayiraada hubka ee saran Somalia. Golaha ayaa ugu dambeyn isku raacay qaraarka, iyadoo muddo sanad lagu kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya oo soo jirtay muddo ka badan 28kii … Continue reading Golaha amaanka ee QM oo go’aan ka soo saaray xanibaada hubka ee saran Somalia